sanuunad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Iidaan ka samaysan hilib, khudaar, dufan iyo geedo udgoon oo la isku shiilay; suugo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

suugo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Iidaan ka kooban, hilib, khudrad iwm oo laysku kariyey oo cuntada lagu darsado (siiba baastada).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur