kiintaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Boqol kiilogaraam culayskood; jawaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jawaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Kiish ka samaysan liilammo ama xargo yaryar oo la isku falkiyay. ld joonyad, juuni.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur