kobci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Dhasha dadka iyo xoolaha cayilin. 2. Dhaqaale iwm kordhin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur