koomaQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Miyirbeel.Lamidka: MiyirbeelSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
miyirbeelQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.(daaw.) Xaalad miyir la'aaneed.Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00