miyirbeel

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. 1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.
  2. (daaw.) Xaalad miyir la'aaneed.
  3. Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid.

miyirbeelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miyirbeel³. ld miyirbeel¹ (2).