kormeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.
  2. Hawl iwm socodkooda u kuurgelid.