kow

Qaabnax: m.dh.t

Macnaha:

  1. Lambarka tirada laga billaabo oo labada ka horreeya; hal, mid; “1”. ld koow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

koow

Qaabnax: m.l.t

Macnaha:

  1. ld kow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur