kuududi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Si foolxun u fariisin. ld kawdiidi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kawdiidi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld kuududi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur