kuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kuur².

kuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. Kaabi; ag; cimil.
  2. Cid cabsiin, indho ku gubid.