laabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laab4. ld laabis², laabniin.Lamidka: laab, laabis, laabniinSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro.Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.1. Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad. 2. Qalbi; niyad.Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.Lamidka: luuq, jiiroSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laabisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:ld laabis.ld laabid.Lamidka: laabisSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laabniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0