laablaabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laablaab². ld laallaabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laablaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xeelad dan lagu fushanayo. ld laallaab.1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab².Lamidka: laallaabSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laallaabidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld laablaabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0