laablaab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Xeelad dan lagu fushanayo. ld laallaab.
- 1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab².
Lamidka: laallaab
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

