labeen

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Lakab xalleefsan oo dufan ah oo badanaa caanaha dhayda ah dusha ka fuula.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur