ladan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax caafimaad qaba ahaansho. 2. Wax barwaaqaysan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur