ladid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lad. ld ledid.

lad

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. 1. Isku l.: wax xil iska saari waayid. 2. Ku l.: wax ku raaxaysasho. ld led.

ledid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ladid.