lahanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Raad waxyeello leh, qarsoon oo uu reebo cudur iwm. 2. Ciil caro badan leh.