loof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Harraad badan. 2. Lahan; laxaw.
  2. Nafley aad u harraadid.

lahan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Raad waxyeello leh, qarsoon oo uu reebo cudur iwm. 2. Ciil caro badan leh.

laxaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kaar iyo xanuun, meel gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah dareemo.