laqdabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qiyaano; dhagar. 2. ld ladqabo (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhagar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Khayaano.
  2. Khayaano cid ku samayn.

Lamidka: Khayaano

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur