laxoox

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Kimis ballaaran, xalleefsan oo bur ama budo la dubay ka samaysan; canjeero.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

canjeero

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld canjeelo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur