leeddafuulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Fuulidda la fuulo faras aan koore lahayn. ld leeddafuulid.Faras aan koore saarnayn fuulid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
leeddafuulidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg leeddafuul². ld leeddafuul¹, leeddo (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0