logardam
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-myo, m.dh)
Macnaha:
- (xis.) Tiro loo tibaaxay jibbaarka tiro kale tiro kasta x waxa loo qori karaa sansaanka x = ay, taas oo y ay tahay logardamka x ee sal a, logardam waxa loo soo gaabiyaa “log”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

