luuqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha: Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan. ld luqad, luqo, luuqo.