luuqad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan. ld luqad, luqo, luuqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luqad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld luuqad.

luqo

luuqo