siin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iiman, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka 2. Duuf. 3. Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
  2. eeg sii². ld siis.
  3. Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hilib la nacay. 2. ld duufid.
  2. 1. Xaaraan; baqti; wax xun. 2. ld diif. 3. ld duufid.
  3. Ku d.: cid si loola dagaallamo ku boodid.
  4. Ka soo d.: soo farabbaxsasho (dagaal); weyrax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. 1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro. 2. Silig wax lagu oodo. 3. (muus.) Daf afar geesle ah.
  2. Rati raran oo taagan wax saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sii

Qaabnax: qr.fk

Macnaha:

  1. 1. (nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha. Tus. “Sii durug!. Guriga sii gal!” 2. Qurub tilmaamaya kordhin. Tus. “Arrintu way sii xumaatay”. 3. Qurub tilmaamaya sii socosho fal. Tus. “Hadalka sii wada!”.
  2. 1. Qof wax milki uga dhigid. 2. Qof wax u dhiibid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld siin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur