maashi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur