maaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. eeg maax².

maax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.
  2. Biyo dhex marid.