macaaneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhuuni inta dhadhanka macaan leh; macmacaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
macmacaanQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0