madarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Tooxo yar oo buuro u dhexeysa. 2. Nooc bulukeetiga ka mid ah oo ka samaysan dhoobo iyo caws la isku qallajiyey.ld madal¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Meel dad badani isugu yimid. 2. Ballan. ld madar².Qof ballamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0