naayaaQaabnax: Urur Jagaale | Collective OrdinalMacnaha:Erey haweeney lala hadlayo dareenkeeda lagu soo jeediyo, xushmadarrana huwan. ld naa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naaQaabnax: Urur Jagaale | Collective OrdinalMacnaha:Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.Lamidka: naayaaSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0