muraayad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Cad dhalo ah oo inta dhinac laga mariyo dheeh lacageed iwm layska arko; madarad; beladdaye. 2. (m.w) (-do, m.l) Laba dhalo oo si ah loo farsameeyey oo ku dhex jira bir ama caag wareegsan oo indhaha la gashado,si loo saxo indho arag diciif ah leh, ama looga celiyo nuurka xooggan ee qorraxda; okiyaale. ld miraayad, miraayo, muraayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miraayad

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld muraayad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miraayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld meraayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muraayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld muraayad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur