maddaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Khad; dawaad. 2. Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khad

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dawaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

middaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maddaad.