khadQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
anqaasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0