madiidinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld midiidin¹.ld midiidin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
midiidinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹.1. Hawl si aad ah u barasho. Tus. “Cali hawshii buu midiidimay.” 2. Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00