wiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Inan; kuray; ilmo yar oo lab ah. 2. Adeege; madiidin; qawsaar. 3. Isha birtee-da; wil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

inan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ammo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wiil, 2. Nin dhalin yar. 3. ld iran (2).
  2. 1. Gabar. 2. Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kuray

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. Will carruurnimo ka baxay oo aan weli qaangaarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adeege

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof dadka u adeega.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madiidin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld midiidin¹.
  2. ld midiidin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dharka dumarku xirtaan nooc ka mid ah oo khafiif ah. 2. Halka ay iska galaan misigta iyo bawdada. 3. Isha birteeda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur