majuuji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Maro qoyan, liin iwm xoog u maroojin si hooraha ku jiro looga saaro.