malaakhQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-khyo, m.dh)Macnaha:Qof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.Qof malaakh ka dhigid. ld malaaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ugaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nin tol madaxnimadiisa loo caleemasaaray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
malaaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld malaakh¹.ld malaakh².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0