mantagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cunto caloosha ku jirto oo afka laga keeno. ld matag¹.Cunto caloosha ku jirto afka ka keenid. ld matag³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
matagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld mantag¹.(daaw.) Wixii caloosha ku jiray oo afka si xoog ah uga soo baxa, waxaana keena fal aan loo talin.ld mantag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0