maraakiib

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg markab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

markab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.l/dh/-raakiib, m.dh)

Macnaha:

  1. Gaadiid badeed weyn oo u kala baxa qaar lagu dagaallamo iyo xamuulka qaada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur