mardabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.

dhagar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Khayaano.
  2. Khayaano cid ku samayn.

Lamidka: Khayaano

mardaddabaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mardabo.

mardaddabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld mardabo.