maroor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meesha nafleydu ka saxarooto.
  2. Xarig, maro, iwm marooq yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur