marooradillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld muraaradillaac¹.ld muraaradillaac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
muraaradillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Naxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac¹.Si aad ah u nixid. ld marooradillaac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00