marroQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Jilib qabiilo. 2. ld marre.
marreQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(dii.) Qur'aanka caddaddiisa (114) oo hal mar la akhriyo. ld marro (2).