martiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg marti³.

marti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (marti, m.dh) Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.
  2. Dad laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.
  3. M./u m.: cid marti u noqosho.