martiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(marti, m.dh) Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.Dad laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.M./u m.: cid marti u noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.Lamidka: ma'Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00