masaajid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. (dii.) Dhismo inta badan qubbad ama munaarad dheer dusha ku leh oo muslimiintu Eebbe ku caabudaan. 2. (dii.) Meel kasta oo u habaysan in muslimiintu Eebbe ku caabudaan.
  2. eeg masjid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masjid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo/-saajid, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Masaajid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur