qaraar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- 1. Dhadhan aan macaanayn. 2. Go'aan. 3. Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.
- (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
- Cid wax ay haysato ka masayrid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

