masayridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg masayr².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
masayrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay. 2. U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.1. Qof masayr ku beermid. 2. Qof wax haysto u quuriwaayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0