mashaqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

Macnaha:

  1. Dhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.
  2. (fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab-dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhibaato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld dhib¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhibaato; rafaad. ld shiidaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mixno

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld mixnad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur