shiddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Dhibaato; rafaad. ld shiidaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhibaatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:ld dhib¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
rafaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda.Nafley, dhib badan la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shiidaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shiddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0