maskarjabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maskarjab². ld maskabjab¹, maskabjabid, markarjab¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maskarjab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.
  2. 1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maskabjab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maskarjab¹.
  2. ld maskarjab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maskabjabid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maskarjabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur